Dad sameenayay Jimicsiga loo yaqaan Yoga oo lagu xir xiray dalka Iiraan

Dalka Iiraan waxaa lagu xir xiray dad sameenayay Jimicsiga loo yaqaan Yoga, waxaana dadkan la xir xiray hada ku socda baaritaano ku aadan in si sharci daro ah jimicsiga u sameenayeen. Ciidamada booliiska dalka Iiraan ayaa magaalada Gorgan, ee kutaal Waqooyiga dalkaasi ku xir xiray 30-qof oo ku jiray xiisad ay ku qaadanayeen jimicsiga Yoga, waxaana … Continue reading Dad sameenayay Jimicsiga loo yaqaan Yoga oo lagu xir xiray dalka Iiraan